Sharixid fudud Bitcoin Cryptocurrency Lacagta Caalamku u guurayo.




Muuqaalkan waxay ku sharaxaynaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan Bitcoin iyo guud ahaan lacaga Cryptocurrency ga.


47 Comments

  1. Wlal zakariye wxaan rawaa inaan maal gashto balse isticmaalka ma aqaan aqoone um lihi wlal zakariye inaan maalgashto ayaan rawaaa ma igu shaqeynee wlal mana aqaan habka loo isticmala

  2. Masha Allah. We all need to get in this and don't get left behind. XRP to the moon. Walaalo, do you know if people in SomaliLand and Somalia can buy crypto there too? I would appreciate it if you know. A Salaam Alaikum warahmatulaihi wa barakatuhu.

  3. ASC WLL ZAKARIYE.. Marka aan yurup joogono shaqooyinka waxaa dhiibnaa canshur 30% ama 21% ok marka ganacsigaan malagaa rabaa canshur mase waa FREE

  4. Manshallah walal, inform our people. Tell them look at Kenya, Nigeria, South Africa and a lot more. Don’t get left behind in this latest revolution

  5. War lacag aanan jirin yeynan tan aad heysato kaa lumin. Warheedhe nin fiican baad aheyd maxa ku helay? War dadka Somalida ha lug goyn picton looguma tala galin ama wax faaido kama helayaan. HA ISKA KHASAARIN LACAGTAADA

  6. Mahadsanid wll zakariye ,Wax badan oo umada waxtar u leh ayaad mar walbo la wadaagtaa,
    Waxaadna mudantahay howsha aad heyso in lagugu dhiirageliyo .keep going.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*