Maka Sameyn Kartaa Lacag Badan Cryptocurrency ?| Somali




Baro sida loo helo Cryptocurrency raqiis ah oo tayo leh. Si lacag looga sameeyo. Waxaa ku baran doontaan sida loo sameeyo …


17 Comments

  1. asc runtii qof somali ah oo aan daawado youtube kiisa kii ugu daganaa inaad tahay ayaan malaynayaa waadna ku mahadsantahay sida aad noogu kala dhigidhigtay research ka aqoontaada inta aad naga siisayna sadaqo alaha kaaga dhigo mahadsanid

  2. A/s sxb Anigu waxaan iibsaday 21 000 dogecoin in 2017 wax 40 dollor ka yar baan ku iibsaday sanadkan 890 dollar baan ku iibiyay 2021. Hada waxaan Somaliyey idinkula talin lahaa in aanu (Vetchain coin) idin dhaafin 1 cent xataa ma joogo. wuxuu haystaa Huge Contract.
    la socda sida oo kale
    1: AAX Token
    2:Basic Attention Token
    3:The Sandbox

  3. Horay u soco sxb Casharadan cryptotab-ka wa Mustaqbalka jiilka Cusub & Fursaddo ay ka Faa'idayaan dhalinyarada Somaliyeed Nosobadi masuul adoo mahadsan thnkz 👍🏼

  4. Asc walaalo waxaan daawadey video kadibna waxaan iibsadey uniswap intaas kadib waxaan rabey AP13 inaan iibsado waana iibsan waayey maxaan sameeyaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*